La soo xiriir qaybta carruurta dhicisyada iyo jirooyinka

Isbitaanka jaamacada Karolinska ee Stocholm wuxuu sadex meelood ku daryeelaa carruurta hadda dhalata sida Danderyd, Solna iyo Huddinge. Sidoo kale waxaanu leenahay koox mobiilada noo qaabilsan kuwaas oo adiga iyo ilmagaagaba idinku soo booqanaya guriga.

Cinwaanka booqashada

Karolinska universitetssjukhuset Solna, Norrbacka S3:03
Telefon: 08-123 701 35

Waxqabadka qaabbilaadaha

  • Isbitaalka Danderyd - hus 12 plan 7 08-123 567 51
  • Karolinska Huddinge - K76, 08-585 875 74
  • Isbitaalka carruurta Astrid Lindgrens Solna - QB:03, 08-123 737 10

Daryeelka caafimaadka guriga

  • Isbitaalka Danderyd: 08-123 551 17
  • Karolinska Huddinge: 08-585 812 70 ama 08-585 896 28

Qaybahayaga daryeelka caafimaadka

  • Isbitaalka Danderyd - hus 12 plan 5, 08-123 554 20

• Nya Karolinska Solna - C8:33, 08-123 721 41
• Karolinska Huddinge - K78, 08-585 875 74