Tababbarka murqaha qoorta U dhig ilmaha beerka/caloosha dhowr jeer maalintii marka uu soo jeedo, waxay ilmaha ka caawinaysaa inuu ku tababarto oo uu xoojiyo murqaha qoorta.