Qobeyska

 

Qubeyska ilmaha

Warbixin iyo talooyin ku saabsan sidii aad ilmahaaga dhashay ugu qobeyn lahayd

  • Ilaali had iyo jeer ilmaha
  • Biyaha qobeysku waxa haboon inay noqdaan +37ºC
  • Biyo keliya ayaa lagu talinaya, sabuuntu jirka ayay qalajisaa
  • Waxaad
  • Waxa fiican in ilmaha loogu qobeeyo baaf yar (badbalja) meesha gacmaha lagu dhakhdo xitaa waa loogu qobeynkaraa
  • Haddii ay weli xuduntii ilmaha ku taalo waad u qobeyn kartaa laakiin in aad si fiican u qalajiso xudunta hareeradeeda
  • Tirtir had iyo jeer meelaha laabatooyinka ah maadaama uu qoyaanku maqaarka u keeni karo cuncun
  • Ka taxaddar oo kaantarool waxyaabaha maqaarka jirka u keenikara cuncunka, gaar ahaan meelaha laabatooyinka.