Trombocytopeni

Trombocyter waa unugyada dhiig baxa joojiya, waa unugyo yaryar oo muhiim ah dhiiga si uu awood dhiigu u yeesho inuu adkaankaro. Yaraanta unugyada dhiig baxa, trombocytopeni carruurta hadda dhashay waa ka ficilcel ay ka ficil-celinayaa haddii ay hooyadu lahayd dhiikar, waxa loo yaqaano preeklampsi, carruurta markay dhashaan aan aadka u korin, waxay ka ficil-celiyaan ha ahaato bakteeriya ama fayruusyada qaarkood iyo xaaladaha qaarkood tallaalka. Halista cudurka trombocytopeni ayaa ah inuu ilmuhu si fudud u dhiig bixikaro.

Daaweynta

Ugu horeyn waa in dhiig uu la socdo trombocyter lagu shubo marka ay trombocytantalet dhiiga hoos uga dhacdo.

Text: Kajsa Bohlin Blennow