Daryeelka indhaha ee qaybta carruurta dhicisyada iyo jirooyinka

Nadiifi bannaanka indhaha iyo dhinaca gudaha ee sanka u dhow. Marba il samee. Haddii ay indhuhu dhegdheg leeyihiin isticmaal biyaha cusbada leh (NaCl 9mg/ml) shaqaalaha ayaa idiin keenaya. Baakadka marka la furo taariikhda ayaa lagu qorayaa waxaana la isticmaalikaraa 24 saacadood.