Daryeelka xuddunta ee qaybta carruurta dhicisyada iyo jirooyinka

Haddii loo baahdo ku nadiifi xuddunta biyo iyo baalsam. Haddii ay dhacdo inay xudduntu caabuqdo waxa loo baahan yahay in lagu nadiifiyo klorhexidinsprit 5mg/ml ama klorhexidinlösning 0,5mg/ml iyada oo ay ku xiran tahay inta uu ilmuhu leegyahay.