Daryeelka afka ee qaybta carruurta dhicisyada iyo jirooyinka

Si tartiiba u tirtir afka iyo dhabanada adiga oo istcimaalaya "qori yar oo cudbi leha" ama maro yar oo jilicsan ee nabarada la duldhigo (en mjuk kompress). Isticmaal biyaha la yiraahdo (sterilt vatten) shaqaalaha ayaa idiin keenaya. Baakadka marka la furo taariikhda ayaa lagu qorayaa waxaana la isticmaalikaraa 24 saacadood.