Haddii uu ilmuhu ku dhasho dhicisnimo naas-nuujintu waxa marmarka qaarkood lagu tilmaamikaraa inay leedahay qaabka ”taayirka naas-nuujinta”
Tusmooyin iyo talooyin naas-nuujina oo wax ku ool leh
Shan qoddob oo fududaynaya naas-nuujinta isla markaana yaraynaya dhibaatooyinka naas-nuujinta
Fadhiya, kadalooba iyo nuujinaya jiifka
Nuugida mujurucu waa aalad caawimo ah oo ku meelgaar ah taas oo fududaynaysa nuus-nuujinta xanuunka
Talo ku saabsan marka uu ilmahaagu u baahan yahay in koob lagu siiyo caanaha aad naasahaaga ka listay ama caanaha beddelka naasaha
Talo wanaagsan oo ku saabsan sida aad ilmahaaga ugu siinayso cuntada dhalada
Marmarka qaarkood wuxuu ilmuhu u baahan yahay in cuntada lagu siiyo tuumbo inta aanu baran inuu cunida cuno.
Sida saxda ah ee aad ilmaha u dhigayso si ay tuumbadu booskii loogu talagalay u gasho
Sida aad ilmahaaga cuntooyinka yaryar afka ugu gelinkartid oo aad u dhadhansiikartid inta aanu isagu keligiis cuntada cuninan
Webbredaktör: 5pb8