uumbada xiddidka dhiiga qaada ee xuddunta (NVK)

Tuumbada xiddidka dhiiga qaada ee xudduntu (NVK) waa tuumbo khafiifa oo la gelinayo xiddidka dhiiga qaada, halkaas ayaa laga qaadayaa wixii tijaabooyina, laga siinayaa daawooyinka iyo wixii nafaqooyinka soconaya. Ilmuhu dareen kuma laha xuddunta, sidaa daraadeed xanuun kama dareemayo inay tuumbo kaga jirto xiddidka dhiiga ee xuddunta.