Dhiig beddelid Utbytestransfusion (Blodbyte)

Dhiiga la beddelayo ama dhiiga lagu shubayo (Utbytestransfusion) ayey ujeedadiisu tahay si loo saxo dhiig yaraanta (blodbrist) cudurka hemolytisk iyo/ama hyperbilirubinemi kuma fila in iftiinka lagu daaweeyo si loo yareeyo qiimaha wasakhda. Dhiig beddelida waxa lagu sameeyaa iyadoo tuumbo yar la gelinayo xiddidka halbowlaha xuddunta halkaas waxa laga soo qaadayo cadad yar oo dhiig ah kadibna waxa loogu beddelayaa dhiig la mid ah oo intaa leeg, cirbad ayaa la isticmaalayaa. Waa lagu soo celcelinayaa ilaa ilmaha dhiigiisii laga shubay dib loogu soo celiyo ilmuhu markuu leeyahay cudurka hyperbilirubinemi waxa markaa beddelmaya dhiiga ilmaha oo laba jibaaran.

Si qoto dheer u dhexgelid