Tuumbada kaadida (Urinkateter)

Tuumbada kaadidu (KAD) waa tuumbo dhuuban, oo jilicsan ayaa waxa la geliyaa kaadihaysta ilmaha iyadoo ay jiraan sababo kala duwan inay carruurta ku adag tahay kaadidu ama marka ay muhiimka tahay ee la rabo in kaantarool sax ah lagu sameeyo inta kaadi ah ee uu ilmu samaynayo.