Sariir dhalo ah oo ilmaha lagu qaado (Transportkuvös)

Transportkuvösen waa sistam leh dhammaan qalabkii iyo agabkii loo baahnaa marka ilmo loo kala qaadayo qaybaha isbitaalka ee kala duwan, marka la saarayo ambalaas ama diyaarad. Sariirtu waa mid si fiican markuu ilmahu jiifo looga dhex arkikaro melena way ku xiran tahay.

Sariirta dhalada waxa ku wareegsan mishiin faleebooyin ku xiran yihiin si ilmaha looga siiyo daawooyinka iyo wixii nafaqo ah iyo mishiin (ventilator) ilmaha ka caawinaya inuu neefsashada,.