PVK PVK (perifer venkateter) waa tuumbo yar oo dhuuban oo ku jirta xiddidka dhiiga. Waxa tuumbadaa loo isticmaalayaa marka la siinayo daawooyinka iyo wixii nafaqooyin ah.