Bac caag ah (Plastpåse)
Carruurta dhalata inta ka horeysa usbuuca 28aad waxa toos loogu xiraa bac caag ah marka ay dhashaanba waxay bacdu ka caawinaysaa inuu kuleykii jirkooda aanu ka bixin iyo sidoo kale uumigii maqaarka ka bixi lahaa ayaa yaraanaya.