Sariir dhalo ka samaynan oo furan (Öppenvårdskuvös)

Sariirta furan ee dhalada ka samaysan waxa lagu daryeelaa oo lagu ilaaliya carruurta yara waaweyn ee u baahan kulaylka dheeraadka ah laakiin aan u baahnayn qoyaanka dheeraadka ah. Maadaama ay carruurtu kulaylka ka helaan sariirta furan ee dhalada ka samaysan uma baahna iyagu in buste la huwiyo taasina waxay shaqaalaha u sahlaysaa in carruurta si fudud loo ilaalinkaro.