Ku daaweynta iftiinka (Ljusbehandling)

Ku daaweynta iftiinka/Fototerapi waxaa loola jeedaa in ilmaha maqaarkiisa lagu iftiimiyo nal buluug cagaar ah kaas oo beddelaya wasakhdii (billirubinet) markaa wasakhdii waxay soo raacaysaa saxarada iyo kaadida.

Inta daaweyntu socoto ilmuhu wuxuu gashanaanayaa xafaayada oo keliya si inta badan ee jirka uu u gaaro iftiinku iyo in indhaha wax lagaga xiro si aanu iftiinku u arbushin.

Cagaarshowga dhallaanka iyo iftiin-ku-daryeel

Si qoto dheer u dhexgelid