Ku daaweynta iftiinka BiliSoft

Ku daaweynta iftiinka/Fototerapi waxaa loola jeedaa in ilmaha maqaarkiisa lagu iftiimiyo nal buluug cagaar ah kaas oo beddelaya wasakhdii (billirubinet) markaa saxaradii iyo kaadidii ayaa jirka ka baxaysa

Ku daaweynta iftiinka ee lagu samaynayo BiliSoft – waxa ilmaha la jiifinayaa buul yar oo uu yaalo shay simman oo jilicsan, waana lagu sii daaweynkaraa iftiinka ilmaha (haddii loo baahdo) marka dhabta lagu hayo ama uu naaska nuugayo. Inta daaweyntu socoto waxa ilmaha loogelinayaa xafaayada keli si uu jirka intiisa badan u gaaro iftiinka sidoo kalena indhaha wax ayaa lagaga xirayaa si aanu u iftiinku u dhibin.

Cagaarshowga dhallaanka iyo iftiin-ku-daryeel

Si qoto dheer u dhexgelid