Neefsasho (Inhalation)

Neefashada macnaheedu waa in lagu siiyo daawooyin aad ku neefasto. Waxa la kaashadaa nebulisator kaas oo si fiican u kala qaybinay daawada si ay si fudud u wada gaadho qaybaha sambabbada dhammaantood. Marka daawada la nuugayo waxay daawadu wax ka taraysaa marinada neefta ee guddaha waxay keentaa natiijo fiican oo dhakhso leh iyadoo ay yar tahay waxyeelooyinkeedu daawadu.