Mishiinka faleebooyinka wax ku soo nuuga (Infusionspumpar)

Mishiinka faleebooyinka wax ku soo nuuga waxa la isticmaalaa marka ilmaha la siinayo nafaqooyinka soconaya iyo daawooyinka iyadoo la adeegsanayo qiyaasta loo qorsheeyey.