EEG

EEG - electroencefalogi – waa hab lagu diiwaangeliyo akfiititeeyada kadiska ah ee ka dhacaya lakabka sare ee maskaxda (hjärnbarkens) iyada oo la kaashanayo 12 fiilo (elektroder) oo lagu xirayo maqaarka sare ee madaxa. Jirooyinka ayaa beddela aktiifiteetyada kadiska ah ama dhaawacyada ayaa saamayn ku yeesha shaqadda maskaxda. EGG ayaa la isticmaalaa si loo ogaado cudurka qalalka ee ilmaha looga shakiyo. Shaashada kumbiyuutarka ayaa laga arkaa aktiifiteetyada maskaxda baaritaankana waxa turjumaya shaqaale waxbarasho khaas ah leh.