Cadaadiska dhiiga (Blodtrycksmanschett)

Waxa la isticmaalaa chetten si loo cabbiro cadaadiska dhiiga ilmaha marka aanay ilmaha ku jirin tuumada halbowlaha laga gelinayaa kaas oo si jooto ah loogu cabbiro dhiiga. Marka cadaadiska dhiiga laga cabbirayo gacanta waxa inta badan la yiraahdaa gacanta ayaa laga qabanayaa (manuellt).