Bilicheck

Haddii ilmaha maqaarkiisu jaale yahay waxa la adeegsan karaa Bilicheck kaas oo cabiraya caddadka wasakhda (bilirubin). Marka mitirka lagu cadaadiyo maqaarka waxa soo baxaya iftiin kaas oo cabbiraya qiyaasta wasakhda (bilirubin), shan goor oo isku xigta ayaa nidaamkaa lagu soo celcelinayaa, kadibna wuxuu mitirku ku siinayaa qiyaas celcelis ah. Haddii ay qiimaha tiradu sarayso waxa inta badan loo baahan yahay in tijaabo dhiig la qaado si kaantarool lagoogu sameeyo.

Cagaarshowga dhallaanka iyo iftiin-ku-daryeel

Si qoto dheer u dhexgelid