Cirbada halbowlaha dhiiga (Artärnål)

Cirbada halbowluhu waa tuumbo dhuuban oo la gelinayo halbowlaha dhiiga ee gacanta ama lugta. Iyadoo taas la adeegsanayo waxa laga qaadikaraa dhiigag tijaabooyin ah iyo in la cabbiro cadaadiska dhiiga. Waxa xitaa sidoo kale lagu ogaankaraa garaaca wadnaha ilmaha.