Alaarka (Apné) ee leh badhanka sensuur platta

Alaarka Apné ee leh badhanka sensuurka waxa la dhigaa joodariga uu ilmuhu ku jiifo hoostiisa, si jooto ah ayaa kaantarool loogu samaynayaa neefta ilmaha yar. Alaarku wuxuu bixiyaa iftiin- iyo dhawaaq haddii aanu ilmuhu neefsanin wakhtiyada 10 ama 20 ilbiriqsi.