Alaarka (Apné) ee leh badhanka sensuur

Alaarka Apné ee leh badhanka sensuurka waxa lagu xiraa caloosha ilmaha yar si joogto ahna waa loola socdaa neefta. Alaarku wuxuu bixiyaa iftiin- iyo dhawaaq haddii aanu ilmuhu neefsanin wakhtiga wakhtiyada 10 ama 20 ilbiriqsi.