Ku soo dhowow daryeelka carruurta dhicisyada iyo jirooyinka ku dhalata ee isbitaalka jaamacadda Karolinska

Carruurtu inta badan waxay ku dhashaan iyagoo caafimaad qabo. Laakiin ku dhawaad tobbankiiba hal ilmo ayaa u baahan daryeel caafimaad iyo in la daaweeyo inta aanay waxwaliba sidii loogu talogalay noqon. Sababaha caadiga ah ee keena taas waa carruurta dhiciska ku dhalata, dhibaatooyinka umusha iyo uurka, dhibaatooyinka dhinaca neefta, cagaarshowga/jooniska, infekshanada iyo kuwa ku dhasha naafonimada. Halkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan siday u shaqayso carruurta dhalaanka ee dhiciska ku dhalata ee isbitaalka jaamacadda Karolinska.

Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan daryeelka carruurta cusub ee hadda dhalatay

Webbredaktör: Sara Dinwiddie