Ku sii dejiso telefoonka mobilapp

Adigoo adeegsanaya mobilapp ee isbitaalka "Karolinska universitetssjukhus" waxaad is dhakhso leh u helikartaa macluumaadkayaga ku saabsan carruurta dhicisyada iyo kuwa ku dhasha jirooyinka dhammaantood. Appka ayaa ku fududaynaya inuu kaa hago waxyaabha ku jira bogga internetka adigoo kala soconaya mobiil telefoonka. Haddii aad doonayso in aad dib ugu soo noqoto wixii qoraalo ah ama qalab ah (material) dhowr jeer waa hab kuu fududaynaya in aad gasho bangiga aqoonta ee aanu leenahay.

Appappka waxa laga soo dejisan karaa App Store iyo Google Play