Baarintaanka raajada (Röntgenundersökning)

Baaritaanka raajada macnaheedu waa qayb ka mid ah jirka oo la baarayo ayaa lagu siidaayaa shucaaca raajada. Shucaacaa raajadu wuxuu si ciriiri ah ku galaan unugyada jirka ee laka duwan iyada oo ay ku xiran tahay sida ay unugyadu diyaar ugu yihiin inay siidaayaan shucaaca tusaale lafuhu waxyar ayey siidaayaan shucaaca oo sawirka ayaa iyaga si cad looga arkaa. Maadaama xubnaha jirku ay siyaabo kala duwan u soo kala jiitaan shucaaca raajabada waxay noqonaysaa waxyaabo iskhilaafsan waxa soo baxaya sawir gudaha jirka ah kaas oo takhatarka qaybta joogaa iyo takhtarka raajadu ay go'aan ka gaarayaan.